Miisaaniyadda uu Guddoomiyuhu Soo jeediyay ee FY 2026: U gudbiso Faallooyin (Somali)

Is diiwaangeli si aad markhaati uga noqoto dhageysiga miisaaniyadda bulshada ee dhanka internet-ka ah, ama si aad u gudbiso faallooyin qoraal ah oo ku saabsan soo jeedinta Guddoomiyaha Degaanka.

English | Español | Русский | Tiếng Việt | 中文 | Chuukese


Ka hor inta aanay Guddiga Maamulka ee Degaanka Multnomah codayn Juun 12, 2025 si loo qaato miisaaniyadda degaanka ee loogu talagalay xisaab xirka sanadka 2026, waxaanu rabnaa in aan war kaa maqalno!

Waxaad foomka hoose u isticmaali kartaa in aad:

  1. Isku diiwaangeliso in aad markhaati noqoto inta lagu jiro saddexda ah dhageysiyada miisaaniyadda dadweynaha ee Degaanka Multnomah.
  2. Gudbi faallooyin ama talooyin qoraal ah oo ku saabsan miisaaniyadda la soo jeediyayee Degaanka.

Saddexda ah dhageysiyada miisaaniyadda dadweynaha ayaa hadda la qorsheeyay:

  • Arbacada, Maajo 14
    Dhageysiga isku dhafan oo ka dhacaya Multnomah Building ama dhanka internet-ka
    501 SE Hawthorne Blvd., Portland
    6 - 8 habeenimo
  • Arbacada, Maajo 21
    600 NE 8th St., Gresham
    6 - 8 habeenimo
  • Arbacada, Maajo 28
    Dhageysiga dhanka internet-ka ah oo kaliya
    6 - 8 habeenimo

Taariikhaha iyo waqtiyada kulamadu waa kuwo isbeddeli kara.

Xubnaha ka tirsan dadweynuhu waxay fiirsan karaan dhageysiga miisaaniyadda bulshada oo si toos ah uga baxaysa YouTube channel-ka Guddiga Degaanka Multnomah. Wixii tilmaamo ah ee ku saabsan soo wicitaanka telefoon ahaan si loo dhageysto dhageysiga miisaaniyadda, booqo website-ka Karaaniga Guddiga.

Waad ku mahadsan tahay jawaab-celintaada.


 

Sidee baad u jeclaan lahayd in aad ku wadaagto faallooyinkaaga? (la iskaga baahan yahay)

Ka marag fur dhanka internet-ka

Fadlan dooro dhageysiga miisaaniyadda bulshada taasi oo aad jeclaan lahayd in aad ka marag furto dhanka internet-ka: (la iskaga baahan yahay)
Miyaad u baahnaan doontaa adeegyada turjubaanka? (la iskaga baahan yahay)
Waa kuwee adeegyada iyo waaxyaha aad jeclaan lahaan in aad markhaati ka noqoto?

†Xafiisyada aan waaxda ahayni waa kuwo ugu horrayn ah xafiisyo siyaasadeed oo yar yar oo u adeega ururka oo dhan, oo ay ku jiraan: Xafiiska Ka qayb galka Bulshada, Xafiiska Maamulka Xaaladaha Degdega ah, Xafiiska Kala duwanaanshaha iyo Sinnaanshaha, Qaybta Baaritaannada Cabashooyinka, Xafiiska Joogtaynta, Xafiiska Xiriirada Dowladdeed, Xafiiska Isgaarsiinta, Xafiiska Qareenka Degaanka, iyo Golaha Isku duba ridka Badbaadada Bulshada ee Degaanka.

Waxaad heli doontaa email maalin ka hor taariikhda aad dooratay oo ka kooban macluumaadka ku soo biirista dhageysiga miisaaniyadda bulshada ee dhanka internet-ka ah. 

Marka loo waco magacaaga, Karaaniga Guddiga ayaa codka u furi doono makarafoonkaaga. Faallada dadweynuhu waxay ku kooban tahay 3 daqiiqo ama ka yar qofkiiba, iyada oo haddii kale lagu tilmaamo kulanka maahane. Karaaniga Guddiga ayaa ku dhawaaqi doonaa dhammaadka waqtigaaga la qoondeeyay. Waxaa laguu oggolaan doonaa in aad dhammeysato weedhaada ka hor inta uusan damin makarafoonkaaga.

U marag fur si shakhsi ahaaneed

Fadlan dooro dhageysiga miisaaniyadda bulshada taasi oo aad jeclaan lahayd in aad u marag furto si shakhsi ahaaneed: (la iskaga baahan yahay)
Miyaad u baahnaan doontaa adeegyada turjubaanka? (la iskaga baahan yahay)
Waa kuwee adeegyada iyo waaxyaha aad jeclaan lahaan in aad markhaati ka noqoto?

†Xafiisyada aan waaxda ahayni waa kuwo ugu horrayn ah xafiisyo siyaasadeed oo yar yar oo u adeega ururka oo dhan, oo ay ku jiraan: Xafiiska Ka qayb galka Bulshada, Xafiiska Maamulka Xaaladaha Degdega ah, Xafiiska Kala duwanaanshaha iyo Sinnaanshaha, Qaybta Baaritaannada Cabashooyinka, Xafiiska Joogtaynta, Xafiiska Xiriirada Dowladdeed, Xafiiska Isgaarsiinta, Xafiiska Qareenka Degaanka, iyo Golaha Isku duba ridka Badbaadada Bulshada ee Degaanka.  

Karaaniga Guddiga ayaa wici doona magacaaga marka la joogo markaagii aad hadli lahayd. Faallada dadweynuhu waxay ku kooban tahay 3 daqiiqo ama ka yar qofkiiba, iyada oo haddii kale lagu tilmaamo kulanka maahane. Karaaniga Guddiga ayaa ku dhawaaqi doonaa dhammaadka waqtigaaga la qoondeeyay. Waxaa laguu oggolaan doonaa in aad dhammeysato weedhaada ka hor inta uusan damin makarafoonkaaga.

Gudbi faallooyin qoraal ah

Waa kuwee adeegyada iyo waaxyaha aad jeclaan lahaan in aad markhaati ka noqoto?

†Xafiisyada aan waaxda ahayni waa kuwo ugu horrayn ah xafiisyo siyaasadeed oo yar yar oo u adeega ururka oo dhan, oo ay ku jiraan: Xafiiska Ka qayb galka Bulshada, Xafiiska Maamulka Xaaladaha Degdega ah, Xafiiska Kala duwanaanshaha iyo Sinnaanshaha, Qaybta Baaritaannada Cabashooyinka, Xafiiska Joogtaynta, Xafiiska Xiriirada Dowladdeed, Xafiiska Isgaarsiinta, Xafiiska Qareenka Degaanka, iyo Golaha Isku duba ridka Badbaadada Bulshada ee Degaanka. 


Last reviewed April 15, 2025