Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah ee Degmada Multnomah

Codeeyayaashu waxay adeegsan karaan Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah si ay ugu soo celiyaan warqadooda ay codeeyaan 20 maalmood ee ka horeeya doorashada.

Khariirada Google ee Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah ee Degmada Multnomah

Helaha Sanduuqa Codaynta Oregon - waxaa weeye hele Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ay soo saareen - waxaa weeye heleSanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ay soo saareen Xog Hayaha Oregin ee xafiiska Gobolka, kaas oo la heli karo 20 maalmood ee doorashada.

Macluumaadka sanduuqada codaynta aan rasmiga ahayn (Ingiriisi): 

Tài liệu

Goobaha Adeega Codeeyaha Doorashada Degmada Multnomah

Dhismaha Doorashada Degmada Multnomah Duniway-Lovejoy - Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah 24 saacadood waxaa weeye meelo banaan oo dadka lugaynayaa dhanka waqooyi ee dhismaha loo sameeyay iyo sidoo kale iyada oo gaadhi la wato Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ku yaal SE 11th Ave. iyo SE Belmont St. Codeeyayaashu waxay isticmaali karaan sanduuqa codaynta rasmiga ah si ay ugu codeeyaan wakhti kasta mudada codaynta.

Cinwaanka:
Multnomah County Duniway-Lovejoy Elections Building
1040 SE Morrison Street, Portland, OR 97214 (khariirada jidka)
Taleefanka: 503-988-VOTE (8683) | Faakis: 503-988-3719 | 711 (Adeega Gudbinta Oregon)

Xarunta Codbinta Gresham - Waxaa jira Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ku yaal Goobta Cod Bixinta ee Dabaqa Kowaad ee Dhismaha Bari ee Degmada Multnomah. Waxa uu u furan yahay kaliya saacadaha codaynta xarunta. Waa inaad inta aad gaadhiga meel soo dhigato kadibna usoo lugaysaa si aad warqadaada codaynta aad ugu diro. Sanduuqa Codaynta 24-saacadood ee Ugu Dhaw Waxa uu ku yaalaa Gresham Library at 385 NW Miller Ave.

Cinwaanka:
Multnomah County East Building
600 NE 8th Street, Gresham, OR 97030


Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah 24-Saacadood

Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah ee 24-Saacadood ee hoos ku taxani waa furan yihiin laga bilaabo maalinta waraaqaha cod bixinta la soo diro 20 maalmood ka hor maalinta doorashada ilaa 8:00 galabnimo ee maalinta doorashada. Waxaa kamid ah dhammaan goobaha Laybareeriyada Degmada Multnomah. Warqadaha cod bixinta waxaa looga soo qaadi doonaa goobaha laybareeriyada iyo Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah si joogta ah.

Portland

Waqooyi

  • Maktabadda Kenton (Meesha Buugga Maktabadda Lagu Celiyo) 8226 N Denver Ave. (eeg maabka)
  • Beerta McCoy oo ku taala geeska koonfur bari ee Beerta McCoy oo u dhow isgoyska N Trenton St. iyo Newman Ave. Lug ayaa lagu geli karaa keliya. (eeg maabka)
  • McDonald’s ee Waqooyiga Lombard 3011 N Lombard St. Sanduuqa Rasmiga ah ee Lagu Rido Codbixinta (Official Ballot Drop Box) wuxuu ku yaal dhinaca lugeynta. Lug ayaa lagu geli karaa keliya. (eeg maabka)
  • Maktabadda North Portland (Meesha Buugga Maktabadda Lagu Celiyo) 512 N Killingsworth St. (eeg maabka)
  • Rose Quarter Sanduuqa Lagu rido Waraaqda Codbixinta ee Rasmiga ah wuxuu ku yaal dhinaca koonfureed ee Rose Quarter, agagaarka isha ka burqanayso biyo iyo calaamada 'Rip City'  – Inta lagu jiro saacadaha shaqada caadiga ah, baarkin bilaash ah oo aan ka badnayn 15 daqiiqo ayaa laga heli karaa aagga baarkinka Annex ee ku yaalla N. Drexler Dr oo ku yaalla meesha looga leexdo Interstate Ave (Baarkin lama heli karo inta lagu jiro xiliga xafladaha Rose Quarter). Socod kaliyay..(eeg maabka)
  • Maktabadda St. Johns 7510 N Charleston Ave. Goobta Rasmiga ah ee Laga Rido Warqadda Codbixinta waa dalool ku yaal derbiga dibadda, dhinaca midig ee albaabka weyn, una dhow qaybta sare ee meesha 
    dadka naafada ahi maraan. (eeg maabka)

Waqooyi Bari

  • Maktabadda Albina 205 NE Russell St. Sanduuqa Rasmiga ah ee Codbixinta wuxuu ku xigaa meesha buugga lagu celiyo ee dhinaca koonfureed ee dhismaha, una dhow baarkinka baaskiillada. (eeg maabka)
  • East Portland Moose Lodge 16411 NE Halsey St. Sanduuqa Rasmiga ah ee lagu rido warqadaha codbixinta wuxuu ku yaal goobta baarkinka. (eeg khariidadda)
  • Maktabada Gregory Heights (Meesha Buugga Maktabadda Lagu Celiyo) 7921 NE Sandy Blvd. (eeg maabka)
  • Maktabada Hollywood  (Meesha Buugga Maktabadda Lagu Celiyo) 4040 NE Tillamook St. (eeg maabka)
  • Maqaayadda McDonald's 2010 NE César E Chávez Blvd. Sanduuqa Rasmiga ah ee Codbixinta wuxuu ku yaal dhinaca galbeed ee NE 40th Ave. inta u dhaxaysa NE Tillamook St. iyo Hancock St., wuxuuna u dhow yahay Maktabadda Hollywood. (eeg maabka)
  • Xaafada Parkrose 4390 NE 102nd Ave. Sanduuqa Codbixinta Rasmiga ah ayaa yaala aaga baakinka bariga ee wadada ka timaada Xarunta Seeraha MHCC Maywood oo marta NE 102nd Ave. iyo Prescott St. (eeg maabka)

Waqooyi Galbeed

  • Maktabada Northwest CINWAAN CUSUB: 2030 NW Pettygrove St. Sanduuqa Rasmiga ah ee Codbixinta wuxuu ku yaal dhinaca midig ee meesha buugga maktabadda lagu celiyo. (eeg maabka)

Koonfur Bari

  • Doorashooyinka Degmada Multnomah – 1040 SE Morrison St. (eeg maabka)
    • SE 11th Ave. Sanduuqa Rasmiga ah ee Codbixinta wuxuu ku yaal dhinaca bari ee SE 11th Ave. inta u dhaxaysa SE Morrison St. iyo Belmont St.
    • SE Belmont St. Sanduuqa Rasmiga ah ee Codbixinta wuxuu ku yaal dhinaca waqooyi ee SE Belmont St. inta u dhaxaysa SE 10th Ave. iyo 11th Ave.
    • 1040 SE Morrison St. Lug/Baaskiil ayaa lagu geli karaa, Sanduuqa Rasmiga ah ee Codbixintu waa dalool ku yaal dhinaca dhismaha ee geeska SE 11th Ave. iyo Morrison St.
  • Maktabadda Belmont 1038 SE César E. Chávez Blvd. Sanduuqa Rasmiga ah ee Codbixinta wuxuu ku yaal dhinaca midig ee meesha buugga lagu celiyo, una dhow albaabka weyn. (eeg maabka)
  • Maktabadda Holgate 7905 S.E. Holgate Blvd. Sanduuqa Rasmiga ah ee Codbixinta wuxuu ku yaal dhinaca bidix ee goobta aan la taaban ee lagala baxo buugaagta maktabadda ee la sii qabsaday, dhinaca waqooyi ee dhismaha, una dhow baarkinka. Lug ayaa lagu geli karaa keliya. (eeg maabka)
  • Maktabadda Midland 805 SE 122nd Ave. Sanduuqa Rasmiga ah ee Codbixinta wuxuu ku xigaa meesha buugga lagu celiyo ee dhinaca koonfureed ee dhismaha. Waxaa waraaqaha codbixinta sidoo kale lagu ridi karaa Sanduuqa Codbixinta Rasmiga ah ee yaala qaybta barakinka ee maktabadda. (eeg maabka)
  • Suuqa Portland 7238 SE Foster Rd. Sanduuqa Rasmiga ah ee Codbixinta wuxuu ku yaal barxadda Portland Mercado ee SE Foster Rd. iyo 72nd Ave. Lug ayaa lagu geli karaa keliya. Lug ayaa lagu geli karaa keliya. (eeg maabka)
  • Maktabadda Rockwood (Meesha Buugga Maktabadda Lagu Celiyo) 17917 SE Stark St. (eeg maabka)
  • Maktabadda Sellwood–Moreland (Meesha Buugga Maktabadda Lagu Celiyo) 7860 SE 13th Ave. (eeg maabka)
  • Maktabadda Woodstock (Meesha Buugga Maktabadda Lagu Celiyo) 6008 SE 49th Ave. (eeg maabka)

Koonfur Galbeed

  • Qalabka A–Boy 7365 SW Barbur Blvd. (eeg maabka)
  • Maktabadda Capitol Hill (Meesha Buugga Maktabadda Lagu Celiyo) 10723 SW Capitol Hwy. (eeg maabka)
  • Maktabadda Central (Meesha Buugga Maktabadda Lagu Celiyo) 801 SW 10th Ave.Warqadaha codbixinta waxaa sidoo kale lagu ridi karaa meesha baabuurka looga rido buugaagta ee ku taal SW 11th Ave. inta u dhaxaysa SW Yamhill St. iyo Taylor St. (eeg maabka)
  • Maktabadda Hillsdale (Waxay u xiran tahay dhismaha socda awgiis) 1525 SW Sunset Blvd. Sanduuqa Rasmiga ah ee Codbixinta wuxuu ku yaal jidka lugta. (eeg maabka)
  • Fagaaraha Pioneer Courthouse (Pioneer Courthouse Square) 700 block ee SW Broadway (oo ku xiga Starbucks kana soo horjeeda Nordstrom) Lug ayaa lagu geli karaa keliya. Lug Keliya ayaa lagu geli karaa. (eeg maabka)

Corbett

  • Corbett Water District Office 36120 Historic Columbia River Hwy. Sanduuqa Rasmiga ah ee lagu rido warqadaha codbixinta wuxuu ku yaal dhinaca sanduuqa lacag-bixinta ee goobta baarkinka. (eeg khariidadda)

Fairview

  • Maktabadda Fairview–Columbia (Meesha Buugga Maktabadda Lagu Celiyo) 1520 NE Village St. (eeg maabka)

Gresham

  • Maktabadda Degmada Bari (East County Library) – CUSUB – 475 NW Division St. Sanduuqa Rasmiga ah ee Codbixinta wuxuu ku yaal dhinaca bidix ee meesha buugga lagu celiyo ee albaabka waqooyi. (eeg maabka)
  • Maktabaddii Hore ee Gresham 385 NW Miller Ave.Baabuur ayaa lagu geli karaa Sanduuqa Rasmiga ah ee Codbixinta wuxuu ku yaal baarkinka. (eeg maabka)
  • Xarunta Codbixinta Degdega ah (Voting Center Express) (Saacado Kooban) Dhismaha Bariga Degmada Multnomah (Multnomah County East Building), 600 NE 8th St. Waxaa jira Sanduuqa Rasmiga ah ee Codbixinta oo ku yaal gudaha Xarunta Codbixinta Degdega ah (Voting Center Express), dabaqa koowaad ee Dhismaha Bariga Degmada Multnomah (Multnomah County East Building). Waxay furan tahay keliya inta lagu jiro saacadaha xarunta codbixintu furan tahay. Waxaad u baahan doontaa inaad baakinka gaariga dhigato aadna lugayso si aad ugu rido warqadaada codbixinta. (eeg maabka)

Troutdale

  • Maktabada Troutdale (Aaga Buugaagta la keeno ee Maktabadda) 2451 SW Cherry Park Rd. (eeg maabka)
Lần cuối được xem xét Ngày 10 tháng 10, 2026