Official Ballot Drop Sites - Somali

Goobaha Codaynta Rasmiga ah ee 24 Saacadood. Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah ee Laybareeriga Degmada Multnomah 24 Saacadood.

Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah ee Degmada Multnomah

Codeeyayaashu waxay adeegsan karaan Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah si ay ugu soo celiyaan warqadooda ay codeeyaan 20 maalmood ee ka horeeya doorashada.

Khariirada Google ee Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah ee Degmada Multnomah

Helaha Sanduuqa Codaynta Oregon - waxaa weeye hele Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ay soo saareen - waxaa weeye heleSanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ay soo saareen Xog Hayaha Oregin ee xafiiska Gobolka, kaas oo la heli karo 20 maalmood ee doorashada.

Macluumaadka sanduuqada codaynta aan rasmiga ahayn (Ingiriisi): 


Goobaha Adeega Codeeyaha Doorashada Degmada Multnomah

Dhismaha Doorashada Degmada Multnomah Duniway-Lovejoy - Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah 24 saacadood waxaa weeye meelo banaan oo dadka lugaynayaa dhanka waqooyi ee dhismaha loo sameeyay iyo sidoo kale iyada oo gaadhi la wato Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ku yaal SE 11th Ave. iyo SE Belmont St. Codeeyayaashu waxay isticmaali karaan sanduuqa codaynta rasmiga ah si ay ugu codeeyaan wakhti kasta mudada codaynta.

Cinwaanka:
Multnomah County Duniway-Lovejoy Elections Building
1040 SE Morrison Street, Portland, OR 97214 (khariirada jidka)
Taleefanka: 503-988-VOTE (8683) | Faakis: 503-988-3719 | 711 (Adeega Gudbinta Oregon)

Xarunta Codbinta Gresham - Waxaa jira Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ku yaal Goobta Cod Bixinta ee Dabaqa Kowaad ee Dhismaha Bari ee Degmada Multnomah. Waxa uu u furan yahay kaliya saacadaha codaynta xarunta. Waa inaad inta aad gaadhiga meel soo dhigato kadibna usoo lugaysaa si aad warqadaada codaynta aad ugu diro. Sanduuqa Codaynta 24-saacadood ee Ugu Dhaw Waxa uu ku yaalaa Gresham Library at 385 NW Miller Ave.

Cinwaanka:
Multnomah County East Building
600 NE 8th Street, Gresham, OR 97030


Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah 24-Saacadood

Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah ee 24-Saacadood ee hoos ku taxani waa furan yihiin laga bilaabo maalinta waraaqaha cod bixinta la soo diro 20 maalmood ka hor maalinta doorashada ilaa 8:00 galabnimo ee maalinta doorashada. Waxaa kamid ah dhammaan goobaha Laybareeriyada Degmada Multnomah. Warqadaha cod bixinta waxaa looga soo qaadi doonaa goobaha laybareeriyada iyo Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah si joogta ah.

Fadlan ogow: Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah ee kuyaal lixdaan laybareeri ayaa la beddelay sababtoo ah waxa ka socda mashaariicda dhismaha laybareeriyada ee ay codbixiyeyaashu ansixiyeen. Waa kan liiskii u danbeeyay ee goobaha Sanduuqa Codaynta Rasmiga ah.

Portland

Waqooyi

  • Rose Quarter – oo ku taala dhanka koonfureed ee Rose Quarter ee Biyo-dhaadhaca iyo Calaamadaha Magaalada Rip– Lug keliya ayaa Lagu geli karaa. (eeg maabka)
  • Dugsiga Hoose ee James John – 8315 N. Lombard St. – Oo ku taala geeska wadada ee banaanka Dugsiga Hoose ee James John, geeska waqooyi bari ee N. Lombard Street iyo Charleston Avenue. Kaliya lug (eeg maabka)
  • Paul Bunyon Statue CUSUB – Sanduuqa Lagu Rido Codbixinta ee Rasmiga ah ayaa ku yaala isgoyska N Interstate iyo Denver Ave. – Socodka kaliya (eeg maabka)
  • Maktabada North Portland – 512 N Killingworth St. (eeg maabka)
  • Dukaanka Adeegga ee Horay loo Oran jiray Green Zebra – 3011 N Lombard St.Sanduuqa Lagu Rido Codbixinta ee Rasmiga ah ayaa ku yaala geeska lagu lugeeyo. Socod kaliya(eeg maabka)
  • Seeraha McCoy oo ku taala geeska koonfur bari ee Seeraha McCoy (McCoy Park) oo u dhow isgoyska N Trenton St. iyo Newman Ave. – Lug ayaa lagu geli karaa keliya. (eeg maabka)

Waqooyi Bari

  • Xarunta Degmada Matt Dishaman – 77 N.E. Knott St. Lug keliya ayaa lagu geli karaa (eeg maabka)
  • Maktabada Hollywood  (Aaga Buugta la Keeno ee Maktabada) – 4040 NE Tillamook St. (eeg maabka)
  • Maqaayadda McDonald's – 2010 NE César E Chávez Blvd. – Sanduuqa codbixinta Rasmiga ah ayaa yaala geeska galbeed ee NE 40th Ave. inta u dhexaysa NE Tillamook St. iyo Hancock St. iyo aaga Maktabada Hollywood (eeg maabka)
  • Maktabada Gregory Heights (Aaga Buugta la Keeno ee Maktabada) – 7921 NE Sandy Blvd. (eeg maabka)
  • Xaafada Parkrose– 4390 NE 102nd Ave. – Sanduuqa Codbixinta Rasmiga ah ayaa yaala aaga baakinka bariga ee wadada ka timaada Xarunta Seeraha MHCC Maywood oo marta NE 102nd Ave. iyo Prescott St. (eeg maabka)

Waqooyi Galbeed

  • Maktabada Northwest (Aaga Buugta La Keeno ee Maktabada) – 2300 NW Thurman St. (eeg maabka)

Koonfur Bari

  • Waaxda Doorashooyinka ee Multnomah – 1040 SE Morrison St. (eeg maabka)
    • SE 11th Avenue Sanduuqa Codbixinta Rasmiga ah ayaa yaala geeska bari ee SE 11th Ave. inta u dhexaysa SE Morrison St. iyo Belmont St.
    • SE Belmont Street – Sanduuqa Codbixinta Rasmiga ah ayaa yaala geeska waqooyi ee SE Belmont St. inta u dhexaysa SE 10th Ave. iyo 11th Ave.
    • 1040 SE Morrison Street – Sanduuqa Codbixinta Rasmiga ah ee Lugta lagu tagaayo/Baaskiilka lagu geli karo ayaa ku yaala aaga geeska dhismaha ku yaala koonarka SE 11th Ave. iyo Morrison St.
  • Hawthorne Holds Pickup (Aaga Buugta la Keeno ee Maktabada) – 3557 S.E. Hawthorne Blvd. Codbixiyeyaashu waxay isticmaali karaan buuga codbixinta lagu rido ama sanduuqa lagu rido codbixinta ee maxaliga ah. (eeg maabka)
  • Maktabada Holgate (Aaga Buugta la Keeno ee Maktabada) – 7905 S.E. Holgate Blvd. – Sanduuqa Codaynta ee Rasmiga ah wuxuu dhinaca bidix ka xigaa maktabadda aan xiriirka lahayn ee dhinaca bidix ww dhismaha, ee u dhow qaybta baarkinka. Socod kaliya. (eeg maabka)
  • Maktabada Midland – 805 SE 122nd Ave. – Sanduuqa Lagu Rido Codbixinta ee Rasmiga ah ayaa ku xiga booska soo celinta buugga ee dhinaca koonfureed ee dhismaha. Waxaa waraaqaha codbixinta sidoo kale lagu ridi karaa Sanduuqa Codbixinta Rasmiga ah ee yaala qaybta barakinka ee maktabadda. (eeg maabka)
  • Portland Mercado 7238 SE Foster Rd. – Sabduuqa Codbixinta rasmiga ah wuxuu ku yaalaa qasriga Portland Mercado at SE Foster Rd. iyo 72nd Ave. Socod kaliya. (eeg maabka)
  • Regal Cinemas ee Filimaanta / M & M Car Wash – SE Division St. iyo 165th Ave.– Sanduuqa Codbixinta Rasmiga ah ayaa yaala aagga baakinka ee Theater-ka Filimada ee Regal Cinemas oo ka danbeeya M & M Car Wash. (eeg maabka)
  • Maktabada Rockwood – 17917 SE Stark St. Sanduuqa Lagu Rido Codbixinta Rasmiga ah ayaa ku yaala geeska lagu lugeeyo. (eeg maabka)
  • Maktabada Sellwood – Moreland (Aaga Buugta La Keeno ee Maktabada) – 7860 SE 13th Ave. (eeg maabka)
  • Maktabada Woodstock – 6008 SE 49th Ave. Sanduuqa Lagu Rido Codbixinta Rasmiga ah ayaa ku yaala geeska lagu lugeeyo. (eeg maabka)

Koonfur Galbeed

  • A–Boy Supply – 7365 SW Barbur Blvd. (eeg maabka)
  • Maktabada Capitol Hill (Aaga Buugta La Keeno ee Maktabada) – 10723 SW Capitol Hwy. (eeg maabka)
  • Maktabada Hillsdale (Aaga Buugta La Keeno ee Maktabada) – 1525 SW Sunset Blvd. (eeg maabka)
  • Maktabada Bartmaha (Aaga Buugta La Keeno ee Maktabada) – 801 S.W. 10th Ave. Warqadda Codbixinta ayaa lagu ridi karaa aaga gaariga lagu maro ee ee buugta la dhigo oo ku yaala SW 11th Ave. inta u dhexaysa SW Yamhill St. iyo Taylor St. (eeg maabka)
  • Pioneer Courthouse Square – baloogga 700 ee SW Broadway – (oo ku xigta Starbucks kana soo horjeeda Nordstrom) – Keliya lug ayaa lagu geli karaa (eeg maabka)

Fairview

  • Maktabada Fairview–Columbia (Aaga Buugta La Keeno ee Maktabada) – 1520 NE Village St. (eeg maabka)

Gresham

  • Maktabada Gresham (Aaga Buugta La Keeno ee Maktabada) – 385 NW Miller Ave. –  Waxaa waraaqaha codbixinta sidoo kale lagu ridi karaa Sanduuqa Codbixinta Rasmiga ah ee yaala qaybta barakinka ee maktabadda. (eeg maabka)
  • Xarunta Codbixinta Degdega ah (Voting Center Express) – Saacadaha Kooban – Dhismaha Bariga Degmada Multnomah (Multnomah County East Building), 600 NE 8th St. – Waxaa jira Sanduuqa Codbixinta Rasmiga ah oo yaala gudaha Xarunta Codbixinta Degdega ah (Voting Center Express) oo ku taala dabaqa koobaad ee Dhismaha Bariga Degmada Multnomah (Multnomah County East Building). Waxay furan tahay keliya inta lagu jiro saacadaha xarunta codbixintu furan tahay. Waxaad u baahan doontaa inaad baakinka gaariga dhigato aadna lugayso si aad ugu rido warqadaada codbixinta.(eeg maabka)

Troutdale

  • Maktabada Troutdale (Aaga Buugta la Keeno ee Maktabada) – 2451 SW Cherry Park Rd. (eeg maabka)
Last reviewed April 14, 2025