Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah ee Degmada Multnomah

Codeeyayaashu waxay adeegsan karaan Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah si ay ugu soo celiyaan warqadooda ay codeeyaan 20 maalmood ee ka horeeya doorashada.

Khariirada Google ee Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah ee Degmada Multnomah

Helaha Sanduuqa Codaynta Oregon - waxaa weeye hele Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ay soo saareen - waxaa weeye heleSanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ay soo saareen Xog Hayaha Oregin ee xafiiska Gobolka, kaas oo la heli karo 20 maalmood ee doorashada.

Macluumaadka sanduuqada codaynta aan rasmiga ahayn (Ingiriisi):  Unofficial drop site information (62.46 KB)


Goobaha Adeega Codeeyaha Doorashada Degmada Multnomah

Dhismaha Doorashada Degmada Multnomah Duniway-Lovejoy - Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah 24 saacadood waxaa weeye meelo banaan oo dadka lugaynayaa dhanka waqooyi ee dhismaha loo sameeyay iyo sidoo kale iyada oo gaadhi la wato Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ku yaal SE 11th Ave. iyo SE Belmont St. Codeeyayaashu waxay isticmaali karaan sanduuqa codaynta rasmiga ah si ay ugu codeeyaan wakhti kasta mudada codaynta.

Cinwaanka:
Multnomah County Duniway-Lovejoy Elections Building
1040 SE Morrison Street, Portland, OR 97214 (
khariirada jidka)
Taleefanka: 503-988-VOTE (8683) | Faakis: 503-988-3719 | 711 (Adeega Gudbinta Oregon)

Xarunta Codbinta Gresham - Waxaa jira Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ku yaal Goobta Cod Bixinta ee Dabaqa Kowaad ee Dhismaha Bari ee Degmada Multnomah. Waxa uu u furan yahay kaliya saacadaha codaynta xarunta. Waa inaad inta aad gaadhiga meel soo dhigato kadibna usoo lugaysaa si aad warqadaada codaynta aad ugu diro. Sanduuqa Codaynta 24-saacadood ee Ugu Dhaw Waxa uu ku yaalaa Gresham Library at 385 NW Miller Ave.

Cinwaanka:
Multnomah County East Building
600 NE 8th Street, Gresham, OR 97030


Goobaha Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah 24-Saacadood

Portland

Waqooyi

  • Rose Quarter – oo ku taala dhanka koonfureed ee Rose Quarter ee Biyo-dhaadhaca iyo Calaamadaha Magaalada Rip–  Lug keliya ayaa Lagu geli karaa.
  • Laybareeriga St. Johns (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 7510 N Charleston Ave.
  • Kuleejka Bulshada ee Portland – CUSUB – 705 N Killingsworth St. – Sanduuqa Codaynta Rasmiga ah ayaa ku yaala geeska N Killingsworth iyo Kerby Ave. Lug Keliya ayaa Lagu tagi karaa.
  • Laybareeriga Kenton (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 8226 N Denver Ave.
  • Horey loo horey jiray Booshariga Green Zebra  – 3011 N Lombard St. (Sanduuqa Codaynta Rasmiga ah ee ku yaala meesha u dhaw baarkinka danbe ee N Curtis Ave.)
  • McCoy Park  waxa uu ku yaalaa dhanka koonfur bari ee N Trenton St. iyo N Newman Ave.  Kaliya Dadka Yimaada

Waqooyi Bari

  • Maktabada Albina  – 216 NE Knott St. – Lug Keliya ayaa Lagu tagi karaa. Laybareeriga waxaa loo xidhay maadaama oo gudaha la dhisayo.
  • Laybareeriga Hollywood (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 4040 NE Tillamook St.
  • Maqaaxida McDonald's– 2010 NE Cesar Chavez Blvd. - Sanduuqa Codaynta Rasmiga ah oo ku yaala dhanka galbeed ee NE 40th Avenue u dhaxaysa NE Tillamook iyo NE Hancock oo u dhaw Laybareeriga Hollywood.
  • Laybareeriga Gregory Heights (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 7921 NE Sandy Blvd.
  • Xaafada Parkrose 4390 NE 102nd Ave. – Sadnuuqa Codaynta Rasmiga ah oo ku yaala baarkinka bari ee kasoo horjeeda jidka MHCC Maywood Park Center ee NE 102nd Ave. iyo NE Prescott St.
  • Dhismaha Hansen – CUSUB –12240 NE Glisan St. – Sanduuqa Codaynta Rasmiga ah ayaa ku yaala isgoyska NE Glisan St. iyo 122nd Ave. Gaari ama lug ayaa lagu geli karaa.

Waqooyi Galbeed

  • Laybareeriga Northwest (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 2300 NW Thurman St.

Koonfur Bari

  • Multnomah County Elections – 1040 SE Morrison St.
    • SE 11th Avenue Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ku yaal dhanka bari ee SE 11th Ave. u dhaxaysa SE Alder St. iyo SE Morrison St.
    • SE Belmont Street – Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ku yaal dhanka waqooyi ee SE Belmont St. u dhaxaysa SE 10th Ave. iyo SE 11th Ave.
    • 1040 SE Morrison Street – Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo Lug/baaskiil lagu yimaado oo ku yaal qayb dhismaha ku yaala koonaha SE 11th Ave. iyo SE Morrison St.
  • Laybareeriga Belmont (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 1038 SE César E. Chávez Blvd.
  • Laybareeriga Sellwood – Moreland (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 7860 SE 13th Ave.
  • Laybareeriga Woodstock (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 6008 SE 49th Ave.
  • Portland Mercado – CUSUB – 7238 SE Foster Rd. – Sanduuqa Codaynta Rasmiga ah ayaa ku yaala dhismaha Plaza Portland Mercado oo ku yaala SE Foster Rd. iyo 72nd Ave. Lug Keliya ayaa Lagu tagi karaa. 
  • Regal Cinemas ee Filimaanta / M & M Car Wash – SE Division St. & SE 165th Ave. – Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ku yaal baarkinka Regal Cinemas oo ka danbeeya M & M Car Wash
  • Laybareeriga Rockwood (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 17917 SE Stark St.

Koonfur Galbeed

  • A–Boy Supply – 7365 SW Barbur Blvd.
  • Laybareeriga Capitol Hill (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 10723 SW Capitol Hwy.
  • Laybareeriga Hillsdale (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 1525 SW Sunset Blvd.
  • Maktabada Bartmaha – SW 11th Ave. (Sanduuqa Codaynta Rasmiga ah) Gaari ama Lug ayaa Lagu imaan Karaa. Sanduuqa Qaadista Codbixinta Rasmiga ah) Kor-u-qaad ama Socod Sanduuqa Dhibcaha Codbixinta ee Rasmiga ah ee ku yaal SW 11th Ave. inta u dhaxaysa SW Yamhill St. and Taylor St. Maktabadda gudaha ayaa loo xidhay dhismo socda.
  • Pioneer Courthouse Square – 700 block of SW Broadway (ku dhajisan Starbucks kanasoo horjeeda Nordstrom – Kaliya Iyada OO La Imanayo)

Fairview

  • Laybareeriga Fairview – Columbia (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 1520 NE Village St.

Gresham

  • Laybareeriga Gresham (Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah iyo Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 385 NW Miller Ave.
  • Goobta Cod Bixinta – Saacado Xadidan Multnomah County East Building, 600 NE 8th St. – Waxaa jira Sanduuqyada Codaynta Rasmiga ah oo ku yaal Goobta Cod Bixinta ee Dabaqa Kowaad ee Dhismaha Bari ee Degmada Multnomah. Waxa uu u furan yahay kaliya saacadaha codaynta xarunta. Waa inaad inta aad gaadhiga meel soo dhigato kadibna usoo lugaysaa si aad warqadaada codaynta aad ugu diro.

Troutdale

  • Laybareeriga Troutdale (Sanduuqa Buugaagta La Keeno ee Laybareeriga) – 2451 SW Cherry Park Rd.