- Xirmashada Federaalku waxeey saameyn ku yeelaneysaa dheefaha SNAP ee loogu talagalay dadka deggan Degmada Multnomah
- Guddiga Komishoneerada ayaa u doodaya ilaalinta marin u helka bulshada ee ku aadan adeegyada tamarta xilligan jiilaalka ah
- WAR-SAXAAFADEEDKA: Guddigu wuxuu ansixiyay $100,000 oo ka timid lacagaha xaaladaha degdegga ah si loogu bixiyo mucaawinno cunto iyadoo dhexda looga jiro dib u dhac socda oo ku yimid maalgelinta SNAP
- WAR-SAXAAFADEED: Guddiga Komishoneerada ee Degmada Multnomah ayaa ka shaqeynaya sidii loo xoojin lahaa jawaab-celinta Degmada, loona taageeri lahaa qaab-dhismeedka iyadoo ay soo dhawdahay hakis gelida gargaarka cuntada ee federaalka oo ah 1-da Noofembar
- Xirmashada Federaalku waxeey saameyn ku yeelaneysaa dheefaha SNAP ee loog talagalay dadka deggan Degmada Multnomah
- Hoggaamiyeyaasha Degmada Multnomah iyo Portland, iyo la-hawlgalayaasha bulshada ayaa ugu baaqay maamulka Trump inuu maalgeliyo mucaawinnada cuntada si looga hortago dhibaatada, gaajada iyo silica ku imaanaya 136,000 oo qof oo deggan Degmada
Sidee ayeey Degmada Multnomah uga jawaab- celineysaa
Laga soo bilaabo siyaasadaha iyo barnaamijyada ilaa qaraarada, qawaaniinta iyo xulashooyinka miisaaniyadda, Degmada Multnomah waxay ka shaqaynaysaa sidii ay gacan uga geysan lahayd ilaalinta xuquuqda,
Last reviewed December 17, 2025